Madaxwaynaha Dalka Nigeria Oo Si Kulul Uga Hadlay Afduubka Caruurta Iskuuleyda Ah

Balse waxaa wali la la’yahay in ka badan 100 gabdhood islamarkana waxaa tiradaasi ku sii biiray tiro kale oo la afdubtay.

42 qof oo laga afduubtay gobolka Niger todobaadkii aanu soo dhaafnay ayaan sidoo kale wali la soo badbaadinin.

Khasaaraha ugu wayn arrintan ayaa waxa ay soo gaartay waxbarsahada, maadama dhowr mar ay weeraro ka dhaceen iskuulada ku yaalla waqooyiga Nigeria.

Xafiiska Wararka boramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyay (AHN) Khadar Daahir Cige

Bnnstaff Bnnstaff

Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaacisay In Ay Dhisayso Deked Ugaar Ah Dhoofinta Xoolaha

Bnnstaff Bnnstaff

” Hadalka Madaxwaynuhu Ma Laha Aas-aas sharci” Garyaqaan Maxamed Saalax Oo Ka Hadlay Xeer 14.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More