Mexico:- Kooxo Hubeysan Oo Weerar Gaadmo Ku Geystay Khasaaro Nafeed Iyo Tirada Dadka Dhintay

Kooxa hubeysan ayaa ku dilay gobolka Jalisco ee Mexico 11 qof, iyagoo sidoo kalena dhaawacay 2 qof .

Bayaan kasoo baxay xeer ilaalinta guud ee gobolka Jalisco ayaa laguy sheegay in meydadka toban nin oo rasaas lagu dhuftay laga soo qaaday laamiga dhinaciisa.
Bayaanka ayaa intaas ku daray in sidoo kale gargaar caafimaad loo fidinaayao haweeney iyo cunug yar oo dhaawac soo gaaray.

Xeer Ilaalinta guud waxay sheegtay inay bilowday baaritaan, si loo ogaado sababaha keentay falkaan.

Warbaahinta dalkaas ayaa sheegtay in kooxda hubeysan ay wateen seddex gaari, iyagoo goobta ka baxsaday markii ay rasaasaayeen dadka.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Natiijada Golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo Oo Lagu Dhawaaqay

Bnnstaff Bnnstaff

Dhaawaca Soo Gaadhay Xildhibaan Barkhad Batuun Iyo Inta Uu Le’egyahay Dhaawacasi

Bnnstaff Bnnstaff

Go’aamo Iyo Digniino Laga Soo Saaray Amaanka Caasimada Maamulka Galmudug Ee Dhuusamareeb

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More