Casho Sharaf Lagu Maamuusay Xulka Awdal Ee Ku Guulaystay Tartanka Somaliland Ee Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba. September 26, 2020September 26, 2020 Share0 Badhasaabka gobolka awdal Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) oo casho-sharaf ku maamuusey caawa kooxda kubada cagta baahiyaha gaarka ah leh ee maqalka ee soo qaadey tartankii ka dhacay caasimada somaliland ee hargeysa hudheelka weyn ee Saw Hotel.