Axmed Madoobe Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dawoladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi.
Madaxweynahu wuxuu tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waday dadaal la xiriira arimaha Doorashada, isagoo kulamo la qaatay dhinacyada ay qusayso taas oo gogol xaar u ah shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Muqdisho.

Horay Axmed Maxamed Madoobe ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto, waxaana ay ka wada hadleen

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Raysal Wasaare Rooble Oo La Kulmaya Cadaadisyo Xoogan Oo Uga Imanaya Beesha Caaalamka Iyo Mucaaridka

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Ucid Oo War Ka Soo Saaray Xeerka Furista Ururada Siyaasada Ee Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Maxkmada Sare Ee Somaliland Oo Dhegaysatay 7 Dacwadood Oo Ay Soo Gudbiyeen Murashaxiintii Doorashadii Golaha Wakiiladu

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More