Kenya Oo Diiday In Ay Tagto ICJ Iyo Soomaaliya Oo Barri Jeedin Doonta Gunaanadka Dacwadda

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in ay maanta soo bandhigto doodeeda ku aadan dacwada badda ka dib markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay difaacatay Soomaaliya.

Maxkamada ICJ ayaa ku wargalisay in Soomaaliya ay jeediso gunaanadka dacwadda Soomaaliya ka dib markii ay Kenya fashilantay.

Maxkamadda berri galab 3:00PM ayay dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda ee Soomaaliya.

Wixii berri ka dambeeya Sida ay kusoo waramayaan wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Hogue waxaa la sugi doona go’aanka Maxkamada.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xildhibaanada Herti Ee Kulmiye:- Waxaanu Isla Garanay Inuu Musharraxa Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Noo Noqdo Faratoon”

Bnnstaff Bnnstaff

Fanaanka Ugu Gaaban Somalida Oo Sheegay In Uu Ka Caansayahay Fanaanka Grand P Ee Haysta Baraha Bulshada

Bnnstaff Bnnstaff

Maydad Laga Helay Magaalo Xeebeedka Safax Ee Dalka Tunisiya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More