Dhegayso Waraysi Xiiso Badan Kuna Saabsan Arimaha Doorashooyinka Somaliya Oo Laga Qaaday Jemes Swan

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegey in kulanka la filayo inuu ka dhaco magaalada Muqdisho uu yahay mid muhiim u ah Mustaqbalka Soomaaliya iyo heshiis laga gaaro muranka hanaanka doorashooyinka Soomaaliya.

Ergeyga ayaa sidoo kale xusey sida murankan mudada sanadka ku dhow soo socdey uu u curyaamiyey adeegyadii kale ee muhiimka u ahaa dowladnimada Soomaaliya.

Ergeyga oo wareysi dheer siiyey VOAda ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo Soomaaliya ku saabsan.

 

Related posts

Hoos U Dhac Xoogan Oo Yuhuuda Ka Soo Gaadhay Dagaalkii Ay La Gashy Ururka Xamaas

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiye Ciro Oo Kormeeray Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha Ee G/ Sool Fariina Diray

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Amar Siiyay Saraakiisha Haayada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More