Dowladihii Yurub Ee Horey u Joojiyay Isticmaalka Talaalka Covid 19 Oo Shaaciyay Inay Dib U Bilaabayaan.

Kadib markii Wakaalada Daawada Yurub ay xaqiijisay in wax dhiig xinjirow uusan sababayn ama dhibaato kale daawada talaalka ka dhanka ah Covid-19 ee AstraZeneca waxa ay shaaciyeen inay dib u bilaaban inay dadkoodi ka talaalan.

Wadamada Germany, France, Spain, Italy iyo kuwa kale oo horey u shaaciyay inay joojiyeen isticmaalka AstraZeneca ayaa maanta qaar kood dib u bilaabaya inay shacabkoodi siyaan.

Ra’iisul Wasaaraha UK boris Jonson ayaa sheegay in maanta oo Jimco ah uu qaadan doono talaalkaasi.

Wasiirada caafimaadka wadama Yurub ayaa dhankoodi shaaciyay inay bilaabayaan qaadasha Daawada talaalka ee AstraZeneca ee kadhanka ah Corona Virus.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Kulan Lagaga Hadlayay Sidaynta Dhalinyaradii Calanka Somaliya Loogu Dhigay Borama Oo Lagu Qabtay Xarunta Maamulka G/Awdal

Bnnstaff Bnnstaff

Afhayeenka Ururka ONLF Oo Si Adag Uga Hadlay Colaada Ka Taagan Gobolka Siti Ee Deegaank Somalida

Bnnstaff Bnnstaff

Ex Madaxwayne Sheekh Shariif Oo Beeniyay In Uu Ka Tanaasulay Tartanka Madaxtinimad Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More