Dowlada Somaliya Oo Ciidamo Cusub Iyo Hubkoodii Ka Dejisay Gobolka Gedo

Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidan iyo hub waxaa ay ka dejisay degmada Dolow ee Gobolka Gedo, waxaana galabta degmadaasi gaaray Ciidamo aad u hubeysan.
Ciidanka ayaa la sheegay in ay yihiin Ciidamo Tababar ku qaatay magalada Muqdisho, kuwaasi oo in muddo ah la diyaarinayay, Ciidanka Galabta laga dejiyay degmada Dolow ee gobalka Gedo ayaa ah kuwo aad u hubeysan.

Gobolka Gedo ayaa waxaa ku dhuftay Abaaro ba’an, waxaana degaanada Gobolkaasi ka taagan xaalad nololeed oo aad u daran, waxaana shacabka Gobolkaasi kasoo yeeraysa qayla dhaan, iyagoo dalbanaya in lala soo gaaro gar-gaar bani’adanimo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

“La’aantiin Dawladi ma jiri karto,Dali wuxuu ku dhisan yahay Xoogiisa” Madaxweyne Farmaajo

Mustafehaji

Shacabka Magaalada Muqdisho Ka Dareen Celiyay Su’aalihii Uu Xalay Ka Jawaabi Waayay Madaxwayne Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweyne Deni Oo Maanta Furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Maamulka Puntland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More