War deg deg Ciidan Booliska Soomaliland oo xalay Cabaaro 11:55 Weeraray Guriga Ganacsade Xaaji Idirs Aadan Xasan Alnajax
Oo Sheegay inaanu ilaa imika Garankarin Sobobta Loobeegsaday Gurigiisa
Ciidankuna Qoryaha Ula Soo Galeen.
Wiil Ushaqeeya Ganacsadaha Ayaa Maalimihii la Soo Dhaafay Waxaa Uyeedhay Hanti Dhowrka S.land
Oo borama Dowladeeda Hoose Baadhis Musuqmaasuq ka waday