Beesha Caalamka Iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo La Filayo In Shir U Furmo

Xubnaha Beesha Caalamka iyo Madax Maamul Goboleedyada dalka ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo aaddan uu u furmo shir uu dabad joog ka yahay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday maxamed Cabdulaahi Maxamed farmmaajo.
Xubnaha Beesha caalamka ayaa la sheegay in ay ku howlan yihiin sidii Teendhada Afistyooni shirka ka socda ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah uu u noqon lahaa mid mira dhal ah.

Waxaa wali jirin wax heshiis rasmi ah ama is afgarad ay gaareen Madaxda Soomaalida ee shiraya, waxaana shirka goordhow u furmi doona beesha Caaalamka iyo Madaxda maamul Goboleedyada qayb ka ah Axmed madoobe iyo Siciid deni oo horay u sheegay in aysan ka qayb galeyn shirka Afisyooni.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Raysal Wasaaraha Somaliya Xamse Bare Oo Bari Hortegaya Baarlamaanka Somaliya Iyo Sababta

Bnnstaff Bnnstaff

Sheekh Shariif: Kurshiga Hadii La Joogayo Nabad Ha Lagu Joogo Hadii Kalena Nabad Ha Lagaga Tego”

Bnnstaff Bnnstaff

Barnaamijka Su’aalaha Bisha Ramadaan Iyo Shacabka Borama Qaybtii 12 aad

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More