Wasiirada Arimaha Dibada Dalalka Talyaaniga Faransiiska Iyo Jarmalka Oo Gaadhay Dalka Liibiya

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya.

Seddexdaan Wasiir ayaa la kulmi doona madaxda Liibiya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si loo dhameystiro howlaha dib u heshiisiinta ee dalkaas.
Beesha caalamka ayaa dhawaan ku guuleysatay in Liibiya loo dhiso xukuumad heshiis lagu yahay, taas oo u xilsaaran inay dalka ka hirgeliso dib u heshiiseen iyo doorasho.

Liibiya waxaa sanadihii lasoo dhaafay ka socday dagaal sokeeye kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca kumanaan qof.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Taliban Oo La Wareegay Jalalabaad Kuna Siqaya Caasimadda Kabul

Mustafehaji

Waddani Waxaan Leehay Beenta Ummada Ka Daaya” Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni

Bnnstaff Bnnstaff

Labo Qof Oo Uu Waraabe Ku Cunay Deegaan Hoos Tega Wajaale Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More