Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ay Tarxiili Doonto Soomaalida Ku Nool Dalkeeda

Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka tarxiili doonto dadka Soomaalida ah ee ku nool dalkaasi, waxaana intaas ay ku dareen si gaar ah loo beegsan doono dadka sharci la’aanta ah.
Waxaa sidoo kale ay intaa ku dartay in ay beegsan doonto dadka looga shakiyo argagixisada, kuwaas oo ay hantidooda la wareegi doonto.

Hadalka Kenya ayaaa imaanaya iyadoo khilaaafka kala dhexeeya Soomaaliya uu cirka isku shareeray, kadib Markii ay guuldaraysatay inay iska difaacdo Soomaaliya markii la tagay Maxakamadda ICJ Kiiskii Badda, waxaana dalkaasi ku nool Soomaali aad u tiro badan oo degaan ahaan iyo ganacsi ahaan u jooga.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Muqdisho:- Dhisme Ku Dumay Shaqaalihii Dhisayay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Bnnstaff Bnnstaff

Dab Khasaare Gaystay Oo Kacay Degmada Xamarwayne Ee Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Falanqayn: Muxuu Yahay Is-Xulafaysiga Siyaasadeed Ee Ka Bilaabmay Geeska Afrika

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More