Shirkada Somtel Magaalada Borama Ku Soo Dhawaysay Saamilay Cusub Oo Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal

Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Ayaa Waxay Ay Magaalada Borama Ku Qabtay Munaasid Balaadhan Oo Lagu Soo Bandhigayay Saamiyo Cusub Oo Ay Ka Qayb Qaadanayaan  Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan

Munaasibada Ayaa Waxaa Ka Qayb Galay Maamulka Gobolka Awdal Ka Degmada Borama Iyo Madaxdhaqmeedka Gobolka Awda Iyo Aqoonyahanka Gobolka 

Waxaana Lagu Soo Bandhigay Saamilay Cusub Oo Ka Mid Noqon Doona Mulkiilayaasha Shirkada Somtel

Masuuliyiinta Munaasibada Ka Soo Qayb Galay Ayaa Waxa Ay Shirkada Somtel Si Wayn Ugu Bogaadiyeen Saamiyada Ay Furtay Si Ay Bulshadu Uga Midnoqdaan Mukiilayaasha Shirkada Isgaadhsiinta Caalamiga Ah Ee Somtel

 

Related posts

Al-Shabaab Oo Sheegay In Ay Dileen Ciidamo Ka Tirsan AMISOM

Bnnstaff Bnnstaff

Ex Madaxwayne Xasan Sheekh:- “Villa Somalia Nin Ayaa Degan Ee Madaxweyne Ma Degeno”

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Sharciyaysay In La Caawiyo Qofka Doonaya In Uu Isdilo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More