Madaxwaynaha Dalka Pakistan Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus

Dowladda Pakistan ayaa sheegtay in Madaxweynaha dalkaas Caarif Calawi laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib markii Madaxweynaha lagu sameeyay baaritaano kala duwan.

Madaxweyne Caarif oo Qoraal kooban bartiisa Twitter-ka kusoo qoray waxaa uu ku sheegay in baaritaano lagu sameeyay lagu ogaaday inuu haleelay Cudurka COVID-19, isla markaana uu galay xaalad karantiil.
20-kii bishaan ayay eheed markii ra’iisal wasaaraha dalkaas Cimraan Khaan laga helay Karoona Fayras, isagoo qaatay tallaalka looga hortago cudurkaan.

Mas’uuliyiinta kale ee laga helay cudurka waxaa ka mid ah wasiirka difaaca ee dalkaas.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awdal Oo Aqbalay Muraxa Ka Tartami Doona Degmada Saylac

Bnnstaff Bnnstaff

Feysal Cali Waraabe Ayaa Yidhi:- Hangoolkeyga Waa Sida Ushii Nebi Muuse”

Bnnstaff Bnnstaff

Guddiga Bixiya Abaalmarinta Nabadda Oo Digniin U Soo Diray Raysal wasaare Abiy Ahmed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More