Wasiirka Maaliyadda Somaliya Oo Shir Muhiim Ah Aaladda Fogaan Arragga Uga Qeyb Galay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanad laha ah ee IMF iyo World Bank oo ay ka soo qeyb galeen dhammaan Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Carabta, kaasi oo socon doona muddo Todobaad ah.

Wasiirka Maaliyadda ayaa si gaar ah shir ula yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka ee Qaaradda Afrika Hafez Ghanem iyo Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim.

Wasiir Beyle ayaa yiri “Shirkeena waxa aan diiradda ku saarnay arimaha dib-u-habeynta dhaqaalaha, dhameystirka hanaanka deyn Cafinta iyo saameynta COVID-19.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

MadaxweyneXasan Sheekh Oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur U Magacaabau Xil Cusub

Bnnstaff Bnnstaff

Xuutiyiinta Yeman Oo Sheegay In Ay Mar Kale Gantaalo Ku Weerareen Sucuudiga Iyo Imaaraadka Carabta

Bnnstaff Bnnstaff

Halgamayaasha Reer Falastiin Oo Garaacay Caasimada Yuhuuda Daawo Siday Waxa U Dheceen

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More