Taliska Ciidanka Booliska Oo Soo Bandhigay Walxaha Qarxa Iyo Rag Loo Soo Qabtay

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto in ay farsameynayeen walxahaasi qaraxa, kuwaasi oo Saraakiishu sheegeen in ay howlgal kusoo qabteen.
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Saadaq Aadan Doodisho ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Amniga ka fuliyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo afar qof oo loo heysto falal Argagixiso iyo walxaha qarxa oo ay diyaarinayeen, kuwaasi oo iminka ay ku socoto baaritaanno dheeraad ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ex Madaxwayne Gaas “Doorasho Ay Puntland Iyo Jubaland Ka Maqanyihiin Dalka Kama Dhici Karto”

Bnnstaff Bnnstaff

Shacabka Burco Oo Ka Gadooday Shir Ay Dowlada Hoose Ka Gurtay Wadooyinka Iyo Maayirkii Hore Oo Si Adag Uga Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

Xasan Cali Khyre Oo Kulan Xasaasiya La Qaatay Madaxwayne Qoor Qoor Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More