Dad Xaalada Abeereed Ugu Dhintay Deegaano Ka Tirsan Ismaamulka Somalida Ee Itoobiya

Wararka ka imaanaya degmada Maa’iso ee gobolka Sitti ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa sheegaya in abaarta jirta ay macaluul u raacday deegannada degmadaa hoos taga qaarkood.

Dadka degaanka waxaa ay sheegen in Intaasi ay dheer tahay in ay beryahan taagnayd colaad dhex taal qoomiyadaha Soomaalida iyo Canfarta.

Xuseen Qayaad Gadiid oo ka mid ah odayaasha deegaanka Maa’iso ayaa BBC u sheegay in dad ay u dhinteen gaajo darteed kadib saameynta ka dhalatay abaaraha ku dhuftay deegaanka.

Wuxuu intaas ku daray in dadka ay sida weyn u saameysay abaarta ay kamid yihiin haweenka iyo dadka da’da ah.

“Waxaa isugu key darmay abaar xun , daacuun caloola iyo dadka oo gaajo laaysay ..oo geelina uu dhimanayo”

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Tegaya Dalka Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil Oo Ka Soo Horjeesatay Gudiga Farmaajo U Magacaabay Kiiska Ikraan

Bnnstaff Bnnstaff

Aas Qaran Oo Maanta Borama Loogu Sameeyay Allaah Ha u Naxariistee Fanaanad Aamina Cabdilaahi Xirsi.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More