Dowladda Qatar Oo Soomaliya u Tababareysa Ciidamo La Dagaalama Al-Shabaab

Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar ayaa Maanta oo Isniin ah kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo Tababar u jooga dalkaas.

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo uu wehliyo uqeybsanaa arimaha Ciidanka Ee Safaaradda General Maxbuub Xasan Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar aqoon kororsi ah u joogay Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Dooxa Ee Caasimadda Dalka Qatar.

Saraakiishan oo Tababarka soo dhamestay ayaa dhawaan ku soo noqon doonna Gudaha Soomaaliya, uyaga oo ka qeyb qaadan doona dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Daraasad Xog Muhiim Ah Usoo Saartay Dumarka Ciddiyaha Marsada Midabbada

Bnnstaff Bnnstaff

“Waxaanu Nahay Ergo Waxaanan La Xidhiidhnay Garaad Jaamac Garaad Ismaciil” Suldaan Aadan

Bnnstaff Bnnstaff

Wadooyinkii U Xidhnaa Ciidamada Mucaaridka Oo Dib Loo Furay Iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More