Madaxtooyada Soomaaliya Oo Ka Digtay In La Keeno Shuruudo Fashilin Kara Shirka Afisiyooni

Iyada oo lagu wado in Maanta uu dib u bilaawdo shirkii Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magalada Muqdisho uga socday Madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada ayaa waxaa War cusub kasoo saaray Madaxtooyada Soomaaliya.

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay in wada-hadallada ay Maanta dib uga bilaabanayaan Teendhada Afisiyooni.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in uu burburay wada-hadallada ka socday Afisiyooni, hayeeshee uu sheegay in aan waxba ka jirin, isla markaana ay sii socon doonaan wada-hadallada.

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa dalbaday si uusan khilaaf u dhicin in shuruud lagu xirin heshiiskii 17-kii September.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Shirkii Madaxwayn Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay

Bnnstaff Bnnstaff

Dhacdo Naxdin leh :- Gabadh Muqdisho Lagu Kufsaday Lagana Soo Tuuray Babadh Dheer

Bnnstaff Bnnstaff

Wada Hadalo La Filayo In Uu Dhexmaro Dalalka Ruushka Iyo Ukraine

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More