Deg Deg: Isfahan Hor Dhac Ah Oo Laga Gaadhay Shirka Madaxda Somalida Uga Socda Teendhada Afisyooni

Weli waxaa Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socda Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaas oo la sheegay in isafaham horudhac ah lagu gaaray.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in la isku raacay in shirka soo socda la ballaariyo oo furitaanka ka qeyb galaan Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka, Madaxweynayaashii hore, Ra’iisul Wasaarihii hore iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada ay ka doodayaan Ajandaha Shirka soo socda, iyada la filayo in heshiis laga gaaro.

Wakiilada Beesha Caalamka oo soo qaban qaabiyay kulanka ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida inay shirarka u socda ay heshiis ku gaaraan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxda Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Kulan Gaar Ah Yeelanaya

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha Dalka Uganda Oo Haweeney Uu Horay Ugu Baroordiiqay Moodayay Inay Wali Nooshahay

Bnnstaff Bnnstaff

Itoobiya Oo Sheegtay In Eritrea Ogolaatay In Ciidankeeda Ka Saarto Gobolka Tigrey

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More