Ganacsatada Xaafadda Islii Oo Ka Cabanaya Bandowga Magaalada Nairobi

Ganacsatada yaryar ee xaafadda Islii gaar ahaan kuwa maqaayadaha cuntada ayaa sheegay in hoos u dhac weyn uu ku yimid ganacsigooda, kadib saamayn xooggan oo uu ku yeeshay bandowga 8-da fiidnimo ee madaxweynaha wadaankasi uu dhowaan kusoo rogay ilaa shan maamul oo ay Nairobi ku jirto.

Arrintan ayaa imaanaysa xilli ay sii xoogaysanayso cabshooyinka ay dadka Kenyanka ah ay arrintaasi ka muujinayaan.

Related posts

In Ka Badan 1,300 Qof Kana Soo Horjeeday Go’aan Uu Ku Dhawaaqay Putin Oo La Xira

Bnnstaff Bnnstaff

Maamulka Puntland Oo Isbedel Ku Sameeyay Laamaha Amaanka Ee Gobolka Bari

Bnnstaff Bnnstaff

Milatariga Dalka Maraykanka Oo Shaaciyay In Ay Duqayn Ku Dileen Hogaamiyihii Daacish Ee Afghanistan

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More