Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Gobolka Shabeelaha Hoose Iyo Tirada Dadka La Laayay

Wararka laga helayo gobolka shabeellada hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in koox hubeysan ay labo qof oo shacab ah xalay ay ku dileen deegaanka Yaaqbari-weyne ee gobolkaasi.

Sababta ka dambeysay dilka labada qof ayaa waxaa lagu sheegay in ay salka ku hayso aano qabiil, sida ay KNN u sheegeen dadka deegaanka.

Dilka labada qof ayaa ku soo aadaya kadib markii maanta askari ka tirsan ciidanka Booliska Hirshabeelle uu mid ka mid ah ganacsatada kalluunka uu u dilay Shan Kun oo Shilin Soomaali ah, kadib markii ay murmeen.

Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay waxgaradka iyo maamulka gobolka shabeellada Hoose , kaasi oo ku aadan in ay faahfaafhin ka bixiyaan dilka loo geystay dadka xoolo dhaqatada ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Sheegay In Uu Booqanayo Dalka Ruushka

Bnnstaff Bnnstaff

Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Wasiirnimada Mukhtaar Roobaw

Bnnstaff Bnnstaff

Madxwayne Muuse Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ee Jabuuti Ku Maqnaa Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More