Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Ka Hor Yimid Muddo kordhinta Loo Sameeyay Madaxweyne Farmaajo

Guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii Golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, kaaso oo lbo sano oo muddo kordhin ah loogu diray.

Aqalka sare ayaa ka hor yimid go’aankaasi muddo kordhinta ah ee loo sameeyay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka

Related posts

Xukuumada Muuse Biixi Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Dekeda Maydh Iyo Hadalo Laga Jeediyay Madasha

Bnnstaff Bnnstaff

“Inigu Isku Maan Soo Sharixin In Aan Ahaado Xubin Gole Deegaan” Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge

Bnnstaff Bnnstaff

laba qof Oo Loo Qabtay Afduub Gabadh Soomaali Ah Loogu Geystay Gudaha Dalka Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More