Taliye Xijaar Oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska Somaliya

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha.

Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulanka uu la qaatay saraakiisha ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir kala hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda, maadaama la guda galayo bisha barakeysan ee Ramadaan, loona baahan yahay in Nabadgelyada la adkeeyo.

Taliyaha ayaa amray saraakiisha inay la shaqeeyaan Gaashaanle dhexe Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo magacaabay Taliyaha qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Maalqabeen Ku Dhashay Afrika Oo Iibsanaya Shirkadda Twitter

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Kumanaan Qof Ku Soo Oogaysa Dambiyo Kala Duwan

Bnnstaff Bnnstaff

“Ma Jiro Saami Ka Maqan Gobolka Awdal” Siyaasi Maxamed Xaashi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More