Murashax Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Tacsi U Diray Murxuun Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar

Musharaxa Madxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw- Cabdi Ayaa Dhambaal Tacsiya Uu Diray Eheladii Qaraabadi Iyo Bahdii Dhaqanka Ee Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.

Musharax M/Ku Xigeenka Ee Xisbiga Wadani  ayaa ku sifeeyay suldaanka inuu ahaa samo-talis nabadeed oo ka soo shaqeeyay kana soo qayb-qaatay nabadayntii iyo walaalayntii beelaha Somaliland sidoo kalana ahaa dhaqan-yaqaankii hormuudka ka ahaa gundhigii lagu yagleelay Dawladnimada Jamhuuriyada Somaliland.

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Ayaa Marxuumka Ilahay Uga Baryey Inuu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Eheladii Uu Ka Baxayna Uu Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo.

INAA LILAAHI WAA INA ILAYHI RAAJICUUN

Ambassador Mohamed Cali Awcabdi
musharax madaxweyne ku xigeenka Ee Xisbiga Wadani.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Daawo Su’aalo Adag Oo Si Toos Ah Loo Waydiiyay Madaxwayne Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Maxay Tahay Heesta Uu Qaaday Fannaanka Caanka Ah Ee Loo Adeegsaday Dhaleecaynta Madaxweynaha Turkiga?

Bnnstaff Bnnstaff

Jawar Mahamed Iyo Siyaasiyiin Kale Oo Modo Ka Dib Xabsiga Laga Siidaayay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More