Madaxweynaha Dalka Afghanistan Oo Ku Dhawaaqay Xabad joojin Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa ugu baaqay KooxdaTaalibaan in ay joojiyaan dagaalka ayna ilaaliyaan xabad joojinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Farriinta uu soo diray bilawga bisha Ramadaan oo maanta kow ah kooxda taalibaan, ayaa Ghani ka codsaday in ay caddeeyaan rabitaankooda ah in nabad bisha barakeysan lagu dhameysto, taasi oo uu tilmaamay in ficil ahaan ka dhigaan.

Dhanka kale, fariimo kaladuwan oo ay direen Qaramada Midoobay, Kanada iyo Midowga yurub ayaa loogu baawqay dhinacyada dagaalamaya in ay xabada joojiyaan inta lagu jiro bisha barakeysan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Dawladda Soomaliya oo War Kasoo Saartay Geerida Allaha u Naxariiste Abwaan Sooran

Bnnstaff Bnnstaff

Maleeshiyaad Hubeeysan Oo La Wareegay Bar kontorool Oo Kudhaw Garoonka Diyaradaha Magalada Baladweyne

Bnnstaff Bnnstaff

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo Muuqaalka Shilkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More