Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya

Somaliland ayaa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya , waxaana ay walaac ka muujisay khilaafka hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka.
“Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira wuxuu caddeyn u yahay dulmiga, iyo hoggaaminta macangagga ah ee Taliska Farmaajo, oo khatar buuxda ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka taasi oo soortogal ah in ay Soomaaliya geliso dagaal sokeeye oo hor leh oo laga yaabo in lagu qasbo kumannaan shacab ah in ay u barakacaan dalalka deriska ah oo ay ku jirto Jamhuuriyadda Somaliland” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland

Related posts

Midawga Murashaxiinta Oo Ka Digay In Muddo Korodhsi La Sameeyo Baaqna Diray

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Turkiga Oo Soo Bandhigtay Markab Cusub Oo Si Casirya Loo Qalabeeyay Iyo Macluumaad Kale

Bnnstaff Bnnstaff

Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul-Gariirkii Izmir Ee Dalka Turkiga Oo Sii Korodhay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More