Dowlada Qatar Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedeyn La Xidhiidha Fahad Yaasiin Oo Loo Jeediyey

Dawladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) Fahad Yaasiin.

Eedayntaas ayaa ku jirtay waraysi uu VOA siiyey safiirkii hore ee Maraykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz.

Qatar ayaa qoraal ay usoo dirtay VOA ku sheegtay inaysan jirin lacag madow oo ay Soomaaliya geliso, balse waxay sheegtay inay sanadkii tegay miisaaniyadda dowladda ku taageertay $20 milyan.

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sabootiyay Madaxwayne Cagjar Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay

Bnnstaff Bnnstaff

Xaqiiqada Xabad Joojinta Falastiiniyiinta Iyo Yuhuuda Iyo Xogo Xasaasiya Oo Ku Saabsan

Bnnstaff Bnnstaff

Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More