Agaasimihii Guud ee Villa Somalia Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade), ayaa xilkaasi isaga tagey, sida uu ku qorey qaybta sare ee Twitterkiisa. Qoraalka Twitterkiisa ku qoran ayaa muujinaya in uu haatan si rasmi ah uga tagey shaqadaasi.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xilka Fuursade uu si rasmi ah ula wareegay ku-xigeenkiisii, Cabdinuur Maxamed Axmed