Saamayn Ka Dhalatay Roobab Ka Da’ay Magaalada Qardho Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay

Qeybo ka mid ah isku socodka xaafadaha Magaalada Qardho ayaa hakad galay kadib markii ay soo rogmadeen daadad ka yimid togoga dhaxmara magaalada Qardha oo roob uu ka da’ay Xalay.

Ilaa iyo hada ma jiro qasaaro la soo sheegay hase ahaatee sanadkii tagay sidaan oo kale ayay daadad qasaaro geystay ay ka dhaceen Magaalada Qardho.

Roobka Guga ayaa ka curtay inta badan Goboladda dalka waxaana lasoo sheegayaa in qeybo badan oo goboladda dalka ka mid ah ay ku diirsadeen roobkan oo si toos ah uga bilawday.

Related posts

Xisbiga Wadani Ha Soo Cadeeyo Todobada Milyan Ee Ay Ku Edenayan Gudiga Covid19″ Wasirka Wasaarada Caafimadka

Bnnstaff Bnnstaff

Dablay Hubaysan Oo Nin Oday ah ku Dishay Duleedka Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Hadashay Heshiis La Sheegay In Farmaajo La Galayo Itoobiya Iyo Eritrea

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More