Kulan U Socdo Midowga Musharixiinta Iyo Wakiilada Beesha Caalamka

Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha iyo Waakiilada beesha caalamka ayaa waxaa xilligaan u socda Shir dhinaca Internetka ee Aalada (Zoomka).

Kulanka ayaa waxaa ay uga hadlayaan xaaladihii ugu dambeeyay, gaar ahaan dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaas oo dhexmaray Ciidamada dowladda iyo kuwo Millateri ah oo sheegay inay kasoo horjeedaan muddo kororsiga.

Safiirada beesha caalamka ayaa wada dedaalo ay ku joojinayaan dagaalada Muqdisho, iyadoo aysan wali jirin wax wadahadal uu u socda dhinacyada dagaalamay.

Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa haatan ah mid degan, walow markasta la filan karo dagaal maadaama dhinacyadii dagaalamay ay weli ku wada sugan yihiin Magaalada Muqdisho.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Maxkamadaynta Rag Loo Haysto Dilkii Gudoomiyihii Degmada Hodan Oo Maanta Muqdisho Ka Bilaabmatay

Bnnstaff Bnnstaff

Wafdi Ka Socday Dowladda Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galay Shirweyne Iyo Halka Uu Ka Dhacayo Shirkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiye Ciro Oo Soo Bandhigay Murashaxiinta Beelaha Gabooye Ee Xisbiga Wadani

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More