Midawga Africa Oo Walaac Xoogan Ku Muujiyay Xaalada Amni Ee Magaalada Muqdisho

Midowga Afrika ayaa Walaac ka muujisay Xaaladda Amniga Soomaaliya, waxayna AMISOM ugu baaqeen in ay dhexdhexaad ka noqoto dhinacyada isdiidan ee isku- haaya Siyaasadda Soomaaliya.
War kasoo baxay ayaa waxaa lagu soo dhaweysay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in uu Hortagaayo Golaha Shacabka, maalinamada Sabtiga ee soo socota, waxaana sidoo akle uu sheegay laguna laabanayo Hishiiskii 17 September.

Horay maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa kaga hor yimid muddo korrorsiga farmaajo, waxaana soo dhaweeyay dhinacyada saameynta ku leh arrimaha doorashooyinka.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Gabdh Somaliyeed Oo Ku Guulaysatay Abaal Marin Caalimi Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay

Bnnstaff Bnnstaff

Banaanbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Socda Magaalooyinka Dalka Tunisiya

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Dalka Uk Oo Fariin Deg Deg Ah U Diray Taageerayaasha Xisbiga Ee Uk

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More