Gudoomiyaha Aqalka Sare EeBaarlamaanka Somaliya Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dalka Qatar

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.
Wefdigaan oo uu hogaaminayay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Dr. Mutlaq Al qaxtaani iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee Dalku marayo, xallinta khilaafyada ku hor gudban arrimaha Doorashooyinka.

Dr. Mutlaq Al qaxtaani ayaa horay ula kulmay mas’uuliyin kala duwan oo isugu jira dhanka Dowladda federaalka iyo Macuuradka, waxaana kulamada intooda badan diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo doorka dowladda Qatar ee arrimaha Soomaaliya.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Afgembi Milateri Oo Ka Dhacay Dalka Myanmar Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Aminiga Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Xalay Ka Dhacay Muqdisho Baaqna U Dirtay Shacabka

Bnnstaff Bnnstaff

Sargaal Boolis Ah Oo Gabdh Madaw Ah Ku Toogtay Magaalada Ohio Ee Dalka Maraykanka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More