23 Qof Oo Ku Dhintay Shil Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Mexico

23 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii ay isku dhaceen labo tariin Caasimada wadanka Mexico ee metro.

Kooxaha gurmadka deg deg ayaa ku howlan badbaadinta dad kale oo wali lagu la,yahay shiilkaasi sidoo kale duqa magaalada Claudia Sheinbaum oo tagay goobta shilka uu ka dhacay ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka ku sheegay in wali howl-weenada gurmadka ay wadaan soo daad gureynta iyo caawinta dadka ay waxyeelada kasoo gaareen shilkaas .

Sidoo kale warbaahinta gudaha wadankaas ayaa soo tabaneyso in shilka uu ka dhacay buunda weyn oo ay maraan tareenada hase ahaate muuqaalada ay ka duubeen ay muujinayaan inay jiraan qasaarooyin intaa ka badan maadaama uu bur bur xooggan uu soo gaaray buundada.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Taliyihii Ciidanka NISA Ee Magaalada Dhuusamareeb Oo Qarax Lagu Dilay

Bnnstaff Bnnstaff

“Banaabax Oo Dhan Waa Sharci Daro Ama Dawlada Halagu Taageero Ama Ha Lagaga Soo Horjeedo” Wasiirka Amniga Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Joe Biden Oo Kordhinaya Tirada Qoxootiga Ee Galaya Dalka Maraykanka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More