Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Fashilisay Af-gambi Ka Dhan Ahaa Xukuumadda Abiy Axmed

Saraakiisha Siroonka dowladda Itoobiya ayaa Bayaan ay soo saareen ku tsheegeen in koox isku xiran oo doonaysay in ay dowlad kumeel-gaar ah ku dhawaaqaan ay ka hor tageen.

Sirdoonka waxay sheegeen kooxdan ay kala joogaan Gobolka Amxaarada, Addis Ababa, Yurub ilaa Ameerika; isla markaasna ay ka kooban yihiin Siyaasiyiin, Saraakiil ciidan iyo suxufiyiin.

Waxay intaas ku dareen in kooxdu ay diyaar sadeen Dastuur, warbaahin iyo saraakiil howlgalka fulisa,hayeeshee ay fashiliyeen qorshahoodii ay damacsanaayeen.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Mustafe Cagjar” “Marnaba Uma Dulqaadan Doonno Shakhsiyaadka U Gacan-Haadinaya TPLF”

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaanada Mucaaridka Ah Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dalka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Magacaabis Sameeyay Iyo Masuuliyiinta La Magacaabay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More