Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Mudane Mahmet Yilmez.
Rooble ayaa kala hadlay Safiirka xoojinta iskaashiga & xiriirka labada dal iyo Arrimaha Doorashooyinka dalka.
Waxaa uu sidoo kale ka dalbaday in dowladda Turkiga ay kaalin wanaagsan ka qaadato Arrimaha dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo doorashooyinka dalka.
Dowladda Turkiga ayaa ka mid ah dowladdaha taageerada buuxda siiya Soomaaliya, waxaana ay tababar siisay inta badan qeybaha kala du
Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com