Borama News Network

Garyaqaan Cabdiqawi Oo Asal Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliya Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Maxkamada Aduunka Ee ICJ

Garyaqaan Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali, ayaa loo doortay Gudoomiyaha Maxkamadda Cadaalladda Aduunka – International Court of Justice President.

Cabdiqawi oo lagu xasuusto doorkiisii kiiska Baddii ay nagu qabsatay Kenya ayaa sidoo kale hore u soo hoggaamiyey Maxkamaddan ICJ.

Related posts

Madaxwayne Muslim Ah Oo Sexeexiisa Lagu Dhacay Lacag Dhan Malaayiin Dolar

Abdiaziz Bnnstaff

Qaybo ka mid ah dalka Nigeria oo daadad harqiyeen iyo malaayiin qof oo ku barakacay

Abdiaziz Bnnstaff

Qaraxyo waaweyn oo gilgilay Lubnaan iyadoo duqeymaha Israa’iil ay socdaan

Abdiaziz Bnnstaff