Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Qaraxaasi

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Magaalada, sidoo kale waxaa  la helayaa warar kaal duwan oo ku aaddan qaraxaasi

Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ka dhacay  afafka hore ee Saldhiga degmada Waaberi ee  Gobolkani Banaadir waxaana wararku intaas ku darayaan  in Qaraxaasi uu khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh uu gaystay

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Booliska Somaliland Oo Qabtay Xashiisad Laga Beeray Meel U Dhaw Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Gudoonka Cusub Ee Baarlamaanka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

“14ka Octobar Waa Maalin Qof Kasta Oo Somaliyeed Xasuusanyahay” Madaxwayne Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More