Bahda BORAMANEWS Hambalyo Meherka Garyaqaan Hassan Mohamed Hassan Deri iyo Dr. Muna Ahmed Abdillahi Boqore

Hambalyo Aroos Dhammaan reer Xasan Deri iyo reer Boqore waxa ay hambalyo iyo bogaadin la wadaagayaan lammaanaha , Garyaqaan Hassan Mohamed Hassan Deri iyo Dr. Mouna Ahmed Abdillahi Boqore oo meherkoodu ka qabsoomayo 15ka bisha Maay 2021 Hotel Rays ee magaalada Borama.

Sidoo kale waxa hambalyadan mid la mid ah la wadaagaya lammaanahan bahda Boramenews.

Reerkii lagu nasto ee lagu nagaado, wada jira ee nabad gala Allahayoow idinka yeel. Barakooba oo barwaaqooba! Wiil iyo caano, gabadh iyo caano!

Boramanews Press Office

Related posts

In Ka Badan 20 Ruux Oo Cudurka Shuban-Biyoodka Ugu Geeriyootay Shabeelaha Hoose

Bnnstaff Bnnstaff

Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Boosaaso

Bnnstaff Bnnstaff

Guddiga Doorashada Oo Farriin Xasuusin Ah U Diray Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More