Borama News Network

Israel Oo Diiday Heshiis Ay Soo Bandhigtay Xamaas Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday heshiis ay soo jeediyeen Xamaas kaas oo ahaa xabadjoojin. Wuxuu sheegay in guushii Qasa ay bilo uun ka harsan yihiin.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in diidmada Xamaas ee ku aaddan soo jeedinta xabbad-joojinta ee Marinka Qasa iyo heshiiska la-haystayaasha uu yahay mid walaac abuuri kara.

Hadalkaan ayuu sheegay mar uu ka hadlayabooqasho uu ku tagay Israa’iil, sidoo kale ra’iisul wasaaruhu ayaa tilmaamay in dalbka xamaas uu yahay mid “khayaali” waa sida uu hadalka uu ka dhigay.

Related posts

BORAMA: Xisbiga Wadani Oo Cududiisa Taageeere Soo Bandhigay

Mustafe haji

Wariye Cabdisalan Hereri Oo Sheegay In Uu Ka Badbaaday Rasaas Ay Ku Fureen Booliska Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwaynaha Dalka Somaliya Xasan Sheekh Oo Gaadhay Dalka Qadar Iyo Kulamo Uu La Yeelanayo Madaxda Dalkaasi

Abdiaziz Bnnstaff