Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Awdal Cabdi Nuur Sugaal Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

Inaalilaahi wa inaalilaahi raajucuun alle ha u naxariistee waxa shil gaadhi ku geeriyooday badhasaab ku xigeenkii hore ee gobolka Awdal Cabdiraxmaaan Nuur Sugaal oo kamid ahaa masuuliyiin ka hortegay wafti jabuuti ka imanayaye ee kuso wajahnaa boorama marxuumka ayaa waxa gaadhi uu saarnaa kula rogmaday wadada Xaafada Nafaqada Ee nafaqada Ee Bariga  Borama.

Bahda BoramaNews Ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaanba qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Allaah ha  Unaxariistee Murxuun Cabdi Nuur Sugaal

Related posts

Tuugo Barta Instagram Ka Raacdo Dadka Caanka Ah Si Ay U Dhacaan Hantidooda

Bnnstaff Bnnstaff

Dad Ku Dhintay Folkaanada Ku Dhufatay Indonesia Oo Sii Kordhay

Bnnstaff Bnnstaff

Alshabaab Oo Labo Qof Ku Toogatay Goob Fagaare Ah Iyo Waxa Lagu Eedeeyay Dadkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More