Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Qaraxaasi

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Embassy ee Galmudug ka dib markii kooxo hubeysan ay isku soo xireen waxyaabaha qarxa.

Ciidanka Booliska ayaa xaqiijiyay in ay dileen Saddex qof oo isku soo xiray waxybaaha qarxa oo doonayay in ay isku qarxiyaan magaalada Gaalkacyo, islamarkaana Shacabka aysan soo gaarin wax khasaare ah.

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxyaddaasi in ciidanka Ammaanka ay fashiliyeen.

“3 naftood-halige, oo qaraxsiday ayaa qorsheeynayay inay is qarxiyaan, ayeey ka hortageen Ciidanka Boliiska Magaalada Gaalkacyo, Xaafada Wadajir agagaarka Hotel AMBAS dhanka Galmudug, Argagaixisada oo dhamaan goobta lagu dilay” ayuu yiri Afhayeenka ciidanka booliska.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ururka Midnimo Doonka Gobolada Waqooyi Oo Shir Deg Deg Ah Ku Qabtay Muqdisho Arimo Xasaasiyana Ka Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

“Madaxwayne Yaan La Siyaasadayn Ganacsiga Axmed Geele “Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Codsatay In La Siidaayo Rag Ku Eedaysan Kiristannimo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More