Deg Deg:- Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Tanaasulay Tartankii Gudoomiye Ku Xigeenka 4aad Ee Kulmiye

Ila wareedyo lagu kalsoonaan karo , Oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa xaqiijiyay ayaa  in ugu danbeyntii madaxweyne ku xigeenka Somaliland , Eng Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ka tanaasulay musharaxnimadii gudoomiye ku xigeenka Afraad ee xisbiga Kulmiye .
Shir madaxweynuhu goob joog ka yahay ayaa lagusoo afmeeray loolankii adka ee u dhaxeeyay labadii musharax ee ugu danbeyntii isagu soo hadhay tartankaasi , wasiirka ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Sacad Saajin Iyo Eng Cabdiraxmaan Saylici madaxweyne kuxigeenka Somaliland.
Majiro war rasmiya oo ilaa hadda kasoo baxay dhinacyada kulmay , balse waxaa lagu wadaa in labadan masuul maalinta beriya si wadajira ula hadlaan warbaahinta .

Waxii War Ah Ee Ka Soo Kordha Isha Ku Hay BoramaNews.com

 

Related posts

Warbixin:- Maxaa Iska Bedelay Dekeda Berbera Ka Dib La Wareegidii Dp World

Bnnstaff Bnnstaff

Sheekh Cabdiraxaam Dheere Oo Si Adag Uga Hadlay Rag La Sheegay In Ay Diinta Kirstanka Faafinayaan

Bnnstaff Bnnstaff

Gudiga diwaan Galinta Ururada Oo Shaqada Bilaabay Iyo Mucaaridka Oo Wali Ka Biyo Diidan

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More