Dowladda Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Dagaalkii Ka Dhacay Jowhar

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalkii Magaalada Jowhar ku dhex-maray Ciidamada Ammaanka iyo Maleeshiyaadka Macawiisleeyda.

Wasiirka oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiintii Maanta Muqdisho kusoo dhaweeysay Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatadii ka dhacday Magaalada Jowhar ay mas’uul ka ahaayeen dad fidno wadayaal ah.

“ Waxaan hubnay in Madaxweynaha Hir-Shabeelle uu noqon lahaa Madaxda ugu horeeysa ay imaan lahaa Muqdish,balse dhibaatooyinkii dhacay ayaa dib u dhigay, dowladana waa ay garawsan tahay arrintaas ayuu yiri’ Wasiir Xundubeey.

Laamaha Amniga Magaalada Jowhar ayaa dagaalkii halkaasi ka dhacay waxaa ay ku eedeeyeen inay ka dambeeyeen maleeshiyaad Burcad ah oo dhac & dhibaatooyin kale ka geysan jiray Galbeedka Magaalada jowhar.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Maareeyaha Cusub Ee Haayada Madaarada Somaliland Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

Bnnstaff Bnnstaff

Sargaal Boolis Ah Oo Gabdh Madaw Ah Ku Toogtay Magaalada Ohio Ee Dalka Maraykanka

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Arrimaah Gudaha Somaliland oo Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqay in aan La Siyaasadayn Masiibadii Suuqa Waahen

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More