Booliska Maraykanka Oo Mar Kale Nin Udilay Qaabkii Ay U Dileen George Floyd

Mid ka mid ah maxaabiista jeelasha Mareykanka ayaa geeriyooday kaddib markii ay neefta ku dhegtay, xilli ay booliisku wejiga dhulka ugu qabteen, mid ka mid ah saraakiishuna uu ku leeyahay: “Waa inaadan neefsan.”

Muuqaal cusub oo laga helay xabsi ku yaalla magaalada Tennessee ayaa muujinaya sida William Jennette, oo 48 jir ahaa, dhulka loo dhigay.

Dhacdadan oo sanad kahor ahayd ayaa waxaa la sheegay in ninkaasi uu mid ka mid ah shaqaalaha Xabsiga Marshall oo ku yaalla deegaanka Lewisburg uu ku lahaa

“i caawi, waxay doonayaan inay i dilaan.”

Waxaa sidoo kale jirtay in sanadkii la soo dhaafay sarkaal boolis ah lagu eedeeyay in George Floyd uu ku dilay Minneapolis, Minnesota, 19 maalmood kaddib dhimashadii Mr Jennette.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Siyaasi Cali Cantar Oo War Ka Soo Saaray Ismaan Dhaafka Ka Dhex Jira Masuuliyiinta Xisbiga Wadani

Bnnstaff Bnnstaff

Maxay Ka Wada Hadleen Raysal Wasaare Rooble Iyo Dhaxal Sugaha Imaaraadka Carabtu

Bnnstaff Bnnstaff

Saylici “Hadii Uu Saajin Madaxwayne Ku Xigeen U Tartamayo Waab Dhisayaa”

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More