Wararkii ugu dambeeyey ee Weerar Dad Ku leeden oo ka dhacay Magaaladda Baydhaba

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in weerar xalay ka dhacay magaalada ay ku dhinteen labo qof halka ay ku dhaawacmeen ugu yaraan shan qof oo kale.

Weerarka oo ka dhacay bar koontarool oo ku taalla xaafadda Berdaale ayaa la sheegay in lala beegsaday ciidan joogay Isgoyska Boqoleyda ee xaafaddaas.

Dadka dhaawacmay oo ay ku jiraan carruur ayaa haatan lagu daweynayaa isbitaalka magaalada. Waxaa la sheegay in dadka dhaawacmay qaarkood ay rasaasta gurigooda ugu tagtay.

Related posts

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Kormeeray Macjarada Xoolaha Laga Dhoofiyo Iyo Shaybaadhka Xoolaha Ee Barbera

Bnnstaff Bnnstaff

Guddiyada Doorashada Koonfur Galbeed Iyo Galmudug Oo Shaaciyay Jadwalka Doorashooyinka Kuraas Cusub

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Federaalka Oo Hay’adda Socdaalka Aduunka Kala Hadashay Arrin Muhiim Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More