Dawladda Faderaalka Soomaliya oo Ciidan Iyo Wafti U dirtay Belad-Xaawo

Wafdi Uu Hogaaminaayo Taliye Xigeenka Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka General Xuseen Xoosh Cali Ayaa Gaaray Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Taliyaha Ayaa Waxaa Ku Wehliyay Safarkaan Taliyaha Ciidamada Gorgor Gashaanle Dayax Cabdi Cabdulle Iyo Sarakiil Kale

Taliyaha Iyo Wafdigiisa Ayaa Waxaa Kusoo Dhaweeyay Degmada Baladxaawo Abaanduulaha Guutada 10Aad Gashaanle Dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax Taliyaha Hay,ada Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Gobolka Gedo Taliyaha Howlgalinta Ciidamada Nisa Gobolka Gedo Iyo Sarakiil Kale Ayagoona Dhamaantood Kasoo Ambabaxay Degmada Dolow Somalia Oo Dhawaanahaanba Ay Kusugnayeen Sarakiishaan

Wafdigaan Uu Taliye Xigeenka Ciidanka Dhulka Hogaaminaayo Ayaa Baladxaawo Kusgnaan Doonaa Maalmaha Soo Aadan

Degmada Baladxaawo Ayaa Waxaa Kusugan Ciidamada Qalabka Sida Sida Military-ga Gaar Ahaan Guutada 10Aad Guutada Ciidamada Kumaandoosta Gorgor Ururka 2Aad Ciidamada Police-ka Iyo Kuwa Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Somalia Oo Dhamaantood Si Wada Jir Ah Oogawada Hawlgala Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo

Related posts

Xildhibaannada Labada Aqal Oo Maanta Kulan Wadajir Ah Yeelanaya Iyo Ajandaha Kulan Kaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Shaaciyay In Madaxwayne Muuse Biixi U Safri Doono Dalka Maraykanka

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Xisbiga Kulmiye Oo War Ka Soo Saaray Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More