Gudoomiye Afgambi Ku Tilmaamay Mooshin Xilkii Gudoomiyenimo Lagaga Qaaday

Guddoomiyihii hore ee gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud ayaa xil ka qaadistii todobaadkii hore lagu sameeyay ku tilmaamay inay aheyd afgambi abaabulnaa, isla markaana waxyaabihii lagu soo eedeeyay aysan sax aheyn.

Mooshinkii xil ka qaadistiisa waxaa u codeeyay 25 xildhibaan oo ka tirsan 47-da mundane ee aqalka sare ee Senate-ka Kenya, waxaana lagu soo eedeeyay arrimo ay ka mid ahaayeen musuq-maasuq iyo inuu ku xadgudbay dastuurka Kenya.

Ku xigeenkiisii Axmed Cali Mukhtaar ayaa maalin kaddib xilka guddoomiyaha Wajeer loo dhaariyay.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Hogaamiye Dadkiisa Ka Mumunuucay Sigaarka Belse Isugu Fagaarayaasha Ku Nuuga Sigaarka

Bnnstaff Bnnstaff

Booliska Dowlad Degaanka Qo Qabtay Hub Iyo Xubno Watay Oo ka Tirsan Al-Shabaab.(Sawiro)

Bnnstaff Bnnstaff

Xukuumada Muuse Biixi Iyo Dowlada Jabuuti Oo Heshiis Kala Sexeexday Iyo Nuuca Heshiiskaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More