Dowladda Sweden Oo War Ka Soo Saartay Heshiiska Ay Gaadheen Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Somaliya

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden Per Olsson Fridh oo booqasho ku yimid dalka.
Wasiirka ayaa bogaadiyay heshiiskii uu hormuudka ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha ee shalay laga gaaray arrimaha doorashooyinka dalka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay dowladdaa Sweden taageeradeeda Soomaaliya ee dhinacyada horumarinta, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay In Dhawaan La Soo Gaadhsiin Doono Talaalka Covid 19

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiyaha Xisbiga ONLF Oo Ka Warbixiyay Khilaaf Soo Ka Dhex Jira Xisbigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadashay Iscasilaada Isku Duwahii Gobolka Togdheer

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More