Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug Oo Xilka Laga Qaaday Iyo Sobobta

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel).

Warqada ayaa sidoo kale lagu sheegay in sababta xilka looga qaaday Wasiirka ay tahay gudasha la’aan waajibaadkii shaqo iyo hurinta colaad beeleedyada deegaanada Galmudug.

Xil ka qaadistan Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Galmudug ayaa daba socota xiisad ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka Balanbale oo la isku qabsaday qaabkii xubnaha deegaanka loo qeybiyay, taas oo sababtay gacan ka hadal.

Related posts

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Kormeeray Dugsiyada Borama Iyo Jaamacada Camuud

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Ka Saaray Laba Xubnood Iyo Sababta

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Biden Oo Ukraine u Raadinaya $33 Bilyan Oo Gargaar Dheeri Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More